Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)Shacabka magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa si weyn ugu baaqay in degdeg loo joojiyo colaadda ka taagan beelaha walaalaha ah ee wada dega Gobolka Mudug.
Baaqan ayaa yimid kadib markii ay soo kordheen xiisadaha colaadeed oo sababay khasaare naf iyo maalba leh, taas oo cabsi gelisay dadka deegaanka.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor