Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Macalin Calas Abshir Nuurre oo bare wax kadhiga Iskuullada Dhuusamareeb ee caasimada dowlad goboleedka Galmudug gaar ahaan Schoolka Ablaal ayaa waalidiinta kula taliyay inay dadaal badan ku bixiyaan waxbarashada Ubadkooda.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya-Cabdidaahir Garaad Cali.