Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta furay Shirweynaha 7-aad ee Garsoorka dalka madaxwaynaha ayaa sheegay in dib-u-eegista iyo dhameystirka Cutubka 9-aad ee Dastuurka ay aasaas u tahay helidda nidaam garsoor oo la jaanqaadaya baahiyaha bulshada iyo dib u kabashada dalka.
Warkan waxaa soo jeedinaya:Abdullahi abdulkadir Nor