Kulan looga hadlayey hormarinta Amniga oo lagu qabtay Kismaayo.

0
20

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)Kulan ku Saabsana hormarinta nabadda iyo Amniga ayaa lagu qabtay magalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbaland hoose .
Kulanka ayaa Waxaa Goobjoog ahaa Gudoomiyaha Degmada Kismaayo iyo qeybaha kala duwan Bulshada Magaalada, si loogu dhiirigaliyo inay ka shaqeeyaan Nabada iyo Horumarinta Kismaayo oo duruufo kala duwan soo martey hadana ka soo kabaneysa.

Warkan waxaa soo jeedineysa:Sadio Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here