Suuq loogu talogalay barakacyaal oo laga furay deegaanka Buula-bartire.

0
9

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud, Dib u Dhiska iyo Guryeeynta Jubaland, Cabdiwahaab Axmad Ismaaciil, oo ay wehliyaan Guddoomiyaha Hay’adda Barakacayaasha iyo Qoxootiga Jubaland, wasiirro iyo xildhibaanno ka tirsan maamulkaasi, ayaa xarigga ka jaray suuq weyn oo loogu talagalay barakacayaal horey ay Jubaland dib u dajisay deegaanka Buula-Bartire.

Suuqan, oo loo dhisay qaab casri ah, ayaa loo dhammeystiray adeegyada aasaasiga ah si loo fududeeyo ganacsiga dadka barakacayaasha ah, una suurto gasho horumar dhaqaale.

Warkan waxaa soo jeedinaya:Abdifitah Mohamed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here