Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Chelsa ayaa guul ka gaartay 10 ciyaatooy Milan ah oo ay uga talaabsadeen laba gool oo nadiif ah. Milan qaab wacan ayay biloowgii ku bilaaben ciyaarta balse waxaa dhadhanka ciyaarta qasay kaarka casaan oo laga siiyay Tomori daqiiqadii 18-aad kadib markii qadka jibiska ka caagan uu ka galay qalad uu ku sameeyay Mount balse dadka garsoorka ku xeel dheer waxa ay ku doodeen in kaarka cas laga baaqsan karay waxaana rigoore la dhigay saxiixay Jerginho daqiiqaddii 21-aad Ka hor kaarka cas , Milan waxa ay ku fiicnaayeen in kubadda ka soo dhisaan gadaal dambe halka Chelsea ciyaarayeen kubad kalsooni leh waxaan goolka labaad saxiixay Aubameyang daqiiqadii 34-aadChelsea dhankeeda ma xumeyn waa ku fiicnaayeen weerarka halka Milan ka sheegteen niyad jab waan ka liiteen in kubadda gaarsiiyaan afka hore Chelsea .Qeybta labaad , Chelsea aad ayay ugu fiicnaayeen in kubadda ku daahiyaan waliba qaab maamul sareeya.Milan xalkooda kaliya wax auu ahaa in kubadda iska daafacaan ma laheyn wax afkaar ah , baasas waliba ay dhisaanna waa ay qaldayeen.Guud ahaan Chelesa waa u qalantay guushaas , Milan waxa ay ka shegteen hami laaaan iyo is fahan la
aan, waxaana looga dhameeyay labadaas , xili Chelsea sidaas ku badiyeen labadii si arag