Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Hoggaamiyaha maamulka KMG ah ee SSC Khaatumo ayaa dhagaxdhigay terminaalka garoonka diyaaradaha Laascaanood oo isku tashi bulsho lagu dhisaayo.
Munaasbadda dhagax dhiga waxaa ka qeybgalay madaxweynaha maamulka Ssc masuulin oo iskugu jira xildhibaano.iyo wasiiro iyo maamulka degmada Laascaanood.
Warkan waxaa soo jeedinaysa: Hamdi Dirie Ali