Maamulka magaalada Gaalkacyo oo burburiyay dhismayaal si sharci darra dad shacaba uga ka dhisteen suuqa magaaladaas.

0
33

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Maamulka magaalada Gaalkacyo ee Puntland ayaa burburiyey dhismayaal si sharci darro ah ay dad shacab ah uga dhisteen suuqa Xero-Dayax ee magaaladaas.
Tallaabadan ayaa la sheegay in ay qeyb ka tahay dadaallada maamulka uu ku doonayo in lagu xakameeyo dhismeyaasha sharci darrada ah iyo in la sugo bilicda magaalada.
Burburinta dhismayaashan ayaa la sheegay in ay ka dambeysay digniino hore oo ay maamulka siiyeen dadka dhismeyaashaasi ka dhistay suuqa.

Warkan waxaa faah faahinaya: Abdullahi Abdulkadir Nour

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here