Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Galmudug ayaa amaro ku soo rogtay hay’adaha warbaahinta madaxa-bannaan waxaana ay ku amartay in ay iska diwaan galiyaan wasaaradda.
Agaasimaha Waaxda Warbaahinta Madaxa-bannaan, Muuse Cabdinur, ayaa akhriyay war-saxaafadeed ay soo saartay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Galmudug.
Warkan waxaa faah faahineysa: Sadio Abdulkadir Yusuf