Kulan looga hadlayay xoojinta Amniga iyo Garsoorka oo lagu qabtay dhuusamareeb.

0
37

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Taliyaha qaybta guud ee Ciidanka Booliiska Dowladda Galmudug G/le Sare Khaliif Cabdule Maalin ayaa magaalada Dhuusamareeb ku shir gudoomiyay kulan looga hadlayey amniga iyo sidii wax looga qaban lahaa dadka hubeysan ee aan qaybta ka aheyn hey’addaha amniga ama askarta aan direska wadan ee hubka ku dhex qaata Caasimada.

Warkan waxaa faah faahinaya:Liban Mohamed Abdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here