Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimillada XFS ayaa magalada Muqdisho Caasimida dalka ku qabatay shir looga hadlayay ilaalinta duur joogta iyo noolaha dalka. Waxana shirka goob joog aha
Masuuliin ka socday hay’adda Caalamiga ah iyo Xubno ka socday wasaradda deegaanka iyo Isbedalka Cimilada shirka ayaa intii uu socday diidda lagu saraya wax ka qabashada
Ilaalinta duur joogta iyo noolaha dalka.
Warkan waxaa faah faahinaysa: .Sadio Abdulkadir Yusuf