Dhalinyarada Dhuusamareeb oo soodhaweeyay in Galmudug lagu qabto ciyaaraha maamul goboleedyada sanadka 2024

0
41

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Dhalinyaro ku nool Magaalada Dhuusamareeb ayaa talooyin ka bixiyay  sida Caasimadda Galmudug ay ugu diyaar-garoobi karto marti gelinta Horyaalka Kubadda Cagta ee Maamul Goboleedyada Dalka oo sanadka 2024 lagu qaban doono Galmudug.

Warbixintan waxaa soo jeedinaysa-Sacdiyo Cabdulqaadir Yuusuf.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here