Dowlada Soomaliya oo canshuurta ka dhaaftay isbitaalada dalka

0
43

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasaaradda Maalliyada XFS Soomaaliya ayaa Canshuurta ka dhaaftay isbitaalada dalka. Madasha wasaaradda ay ku shaacineysay warkan waxaa goobjoog ahaa muumlada isbitaalada Muqdisho madaxda wasaarada caafimaadka iyo Xildhibaano katirsan Dowlada Soomaliya.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdifatah Mohamed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here