Shir looga hadlayay arrimaha gargaarka bini’aadannimo oo lagu qabtay kismaanyo

0
8

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda gargaarka iyo maaraynta musiibooyinka jubaland ayaa magaalada Kismaanyo ee caasimadda Maamulkaas waxaa ay ku qabatay shirka billaha ah ee xaaladaha gargaarka bini’aadannimada ee deegaannada Jubaland oo ay ka qayb-galaan hay’adaha kala duwan ee howl-gala jubaland iyo wasaaradaha bah wadaagta la ah wasaaradda gargaarka.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here