Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)–Xaalada Biyo La,aan baahsan ayaa ka jirta deegaano ka tirsan maamulka koofur galbeed SomaliDeegaanka Busley oo Hoosyimaada Magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka bay ayaa waxaa ka jirta Xaalad adag oo dhanka biyaha ah iyadoona Wartii deegaankaas dadku ka dhaansan jireen ay biyaha ka sii yaraaneyso islamarkaana ay hadda isbedeleen taasina halis ku tahay Nolosha Bulshada deeganka ku nool.
Warkan waxaa faah faahinayasa: Sacdio Abdulkadir Yusuf