Degmada Wallaweyn oo laga dhagax dhigay isbitaal guud.

0
28

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)–Wasiirka Amniga Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo Guddoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose ayaa dhagax dhigay Isbitaalka guud ee degmada Wallaweyn oo lagu dhisayo isku tashi bulsho ah.
Munaasabadda dhagax dhigga ayaa waxa goob joog aha maamulka degmada Wallaweyn, bulshada degmada Wallaweyn,gudoomiyaha gobalka Shabeellaha hoose iyo marti sharaf kale.

Warkan waxaa faah faahinayasa: Sacdio Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here