Bulshada deegaanka Bura-weyne gobolka Hiiraan oo codasaday in loo dhiso goob waxbarasho.

0
25

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Kulankan oo lagu qabtay deegaanka Buroweyn oo hoostaga degmada Halgan ee gobolka Hiiraan ayaa ahaa mid wasaaradaha waxbarashada Hirshabelle iyo tan Fadaraalka looga codsanayay sidii deegaanka looga hergeli lahaa goob waxbarasho oo u dhameeystiran agabkeeda waxbarashada iyo macalimiintii dhigi lahaa. Kulanka waxaa ka qeybgalay maamulka deegaanka,waxgarad,odayaal,culimo iyo bulshada qeybaheeda kala duwan.

Abdifitah Mohamed Ahmed ayaa faah faahinaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here