Guddoomiyaha Gaalkacyo oo ka Falceliyay Codsi Ka yimid Dadka qaba Xanuunka Dhimirka.

0
28

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Deeqdan, oo qeyb ka ah mid loogu talagalay in lagu caawiyo dadka qaba xanuunada dhimirka ee aan awoodin in ay maareeyaan noloshooda, ayaa maanta waxaa maamulka degmada gaarsiiyay in ka badan afartan qof, kuwaas oo loo arkay in ay ugu baahi badan yihiin.

Duqa degmada Gaalkacyo, Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Xasan, oo ay weheliyeen howlwadeeno ka tirsan maamulka dowladda hoose, ayaa deeqdan gaarsiiyay dadkaasi.

 

Warkaan waxaa soo jeedinaya:Liban Mohamed Abdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here