Magaalada Muqdisho oo laga dhagax dhigay mashruuc horumarineed oo casri ah.

0
60

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa magaalada Muqdisho ka dhagax dhigay mashruuc ganacsi oo casri ah, kaasi oo ka kooban hoteello heer sare ah (5-star) iyo suuq weyn.

Munaasabadda dhagax dhiga mashruucan ayaa waxaa ka qeyb galay wasiiro, xildhibaanno, xubno ka tirsan maamulka Gobolka Banaadir, iyo ganacsato.

Warkan waxaa faah faahinayasa: Hamdi Diriye Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here