Shir looga hadlayey arrimaha Barakacayaasha oo lagu qabtay Muqdisho ….

0
5

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka ayaa magalada Muqdisho ee casimada dalka ka daahfuray shirweyne looga hadlayey sidii loo garab istaagi lahaa Barakacayaasha, Qaxootiga iyo dadka dalka dib ugu soo laabtay.
Waxana shirka goob joog masuuliin ka kala socday ha,yadda ka shaqeeya arrimaha Barakacayaasha dalka .

Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka
Ahmed Xuseen Cilmi ayaa ka hadla u jeeda shirka .

Warkaan waxaa soo jeedinaya;Sacdia Abdulqaadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here