Bulshada degmada Baxdo oo billaabay tacbashada beeraha….

0
16

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)Ganacsatada ku nool degmada Baxdo ee gobolka Galguduud ayaa dhowaan ku baraarugay tabcashada beeraha.

Aqoonyahannada beeraha iyo hal-abuurrada ganacsi ee Baxdo ayaa beero cusub waxaa ay kargeliyeen deegaanno hoos yimaada Baxdo.

Warkaan waxaa soo jeedinaya;Abdidahir Garad

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here