Shirka iibka Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho.

0
97

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Shir waynaha iibka ayaa waxa uu ka furmay magaalada Muqdisho, caasimada dalka waxaana looga hadlay qorshaynta iibka Soomaaliya

Shirkan ayaa muhiim u ah horumarinta iyo hufnaanta nidaamka iibka ee Soomaaliya, iyadoo la isku dayayo in la xoojiyo qorshaynta iyo maaraynta iibka si loo gaaro horumar waara.

Warkaan waxaa soo jeedinaya:Ahmed Mohamed Jama

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here