Isbitaal hooyada iyo dhalaanka ah oo laga hirgaliyay Magaalada Cadaado.

0
95

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Waxaa magaalada Cadaado laga hirgeliyay isbitaal loogu talagalay hooyada iyo dhallaanka, kaasoo bixiya adeegyo caafimaad oo lacag la’aan ah. Isbitaalkan ayaa ka kooban qalab casri ah sida sheybaaro, raajo ogsijin, iyo matoor weyn, kuwaasoo muhiim u ah daryeelka caafimaad ee hooyada iyo dhallaanka. Agaasimaha Isbitaalka Cadaado, Dr. Cumar maxamed madaxa caafimaadka isbitalka karaama ayaa sheegay in isbitaalku uu u adeegayo dad ka kala yimaada degaano fogfog, oo miyiga ah kuwaas oo ubaahan gar gaar iyo garab istaagg intaba.

Warkaan waxaa soo jeedinaya:Liban Mohamed Abdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here