Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Ururka Dhalinyarada iyo Hormarinta ee Isxilqaan oo kaashanaya bulshada xaafada Buundoweyn ayaa olole nadaafadeed ka sameeyay Suuqa Khudaarta ee xaafadaha Buundoweyn Magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan.
Ujeedka loo sameeyay ololahaa nadaafadeed ayaa aha sidii loo soo celin lahaa Bilicda Suuqa khudaarta Magaalada Baladweyne.
Warkan waxaa faah faahinaysa: Sacdio Abdulkadir Yusuf
Olole nadaafadeed oo laga sameeyay Xafadaha magalada Baladweyne