Huteel Casri ah oo Gaalkacyo laga hirgeliyay.

0
59

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Masuuliyiin Katirsan Galmudug oo isugu jira Wasiiro ,Xildhibaano , Maamulka gobalka mudug maamulka Dagmada Galkacyo puntland iyo Galmdug uruurada Dhalinyarada Galmudug iyo Puntland Ururada Haweenka Labada Dhinac iyo Marti sharaf kale ayaa ka qeyb-galay munaasabd lagu xarig jarayay Hotel ka cusub ee Mudug Plasa oo goob si casri ah loo dhisay oo dhawaan laga hirgeliyay magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug.

Warkan waxaa soo jeedinaysa: Hamdi Dirie Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here