Maamulka degmada Hodan oo dhagax dhigay waddooyin Cusub oo laga hirgelinaayo Waaxda October.

0
71

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Maamulka Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir ayaa Maanta dhagax dhigay waddooyin interlock ah oo laga hirgelinayo Waaxda October ee degmadaas. Munaasabadda dhagax dhiga waxaa ka soo qeyb galay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka degmada iyo bulshada deegaanka, kuwaas oo muujiyay taageeradooda ku aaddan horumarinta kaabayaasha degmada.

Warkan waxaa faah faahinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here