Madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo Dhuusamareeb ka dhagaxdhigay Madxafka Magool.

0
53

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Madaxweyne ku xigeenka Galmudug, Mudane Cali Daahir Ciid, ayaa magaalada Dhuusamareeb ka dhagax dhigay dhismaha Madxafka Magool. Muusiyaam Munaasabadda dhagax dhiga waxaa goob joog ka ahaa mas’uuliyiin kala duwan oo ay qayb kayihiin gudoomiyaha degmada Wasiirka warfaafinta gudoomiyaha gobolka galgaduud iyo bulshada magaalada dhuusamareeb Madxafka Magool waxaa loogu magac daray fanaanadda caanka ah ee xaliimo khaliif Magool, waxaana loogu talagalay in lagu xuso una kaydiyo hiddaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed.

Liibaan Mohamed Abdi ayaa faah faahinaya.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here