Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Shirka wadatashiga ee iswaafajinta qorshaha dhaqan-gelinta siyaasadaha, iyo hab-raacyada muhiimka ah ee heerarka dowladda oo muddo labo maalin ah ka socday magaalada Dhuusamareeb ayaa la soo gabangabeyay.
Warkan waxaa faah faahinaya: Ahmed Mohamed Jama