Maamulka Deegaanka Mareergur oo Soo Saaray Amarro Cusub.

0
72

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Maamulka deegaanka Mareergur ayaa soo saaray amarro cusub oo la xiriira goobaha ganacsiga ee ku fiday waddooyinka iyo falalka ciyaal weerada.

Sidoo kale, maamulka ayaa digniin adag u diray dadka ugaarsada duurjoogta, sida sagaarada, iyagoo sheegay in ay tallaabo ka qaadi doonaan wixii xilligan ka dambeeya.

waxaa soo jeedinaya:Abdifitah Mohamed Ahmed 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here