Galmudug oo xilka ka qaadeysa madax degmooyin oo lagu eedeeyay hurinta dagaal beeleedyada.

0
60

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Xilli degaannada Dowlad Goboleedka Galmudug ay ku soo laab laabtay dagaalka qabiilka, Madaxweyne Ku-Xigeenka Galmudug, Ali Daahir Ciid, ayaa sheegay in ay jiraan maamulo degmooyin oo qeyb ka ah hurinta colaadaha.

Madaxweyne Ku-Xigeenka ayaa sheegay in haddii aysan ka waantoobin arrimahaas, ay xilka ku weyn karaan.

waxaa soo jeedinaya:Abdullahi Abdulkhadir Nor

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here