Warbixin:Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka iyo Gabdhaha Sayniska oo maanta dunida laga xusayo.

0
73

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Golaha guud ee qaramada midoobay ayaa 22-kii december sannadkii 2015-kii meelmariyay in 11-ka bisha feberaayo oo maanta ku beegan sannad kasta dunida looga dabal dego maalinta caalamiga ee haweenka iyo gabdhaha seyniska, iyadoo si gaar ah diiradda loo saarayo qiimaha dhinacyada bulshada iyo dhaqanka ee Sayniska, Teknolojiyadda iyo Hal-abuurka si kor loogu qaado barnaamijyada horumarka waara.

Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka iyo Gabdhaha Sayniska 2025 waxay ujeeddadeedu tahay inla aqoonsado lagana horumariyo doorka muhiimka ah ee haweenka iyo gabdhaha ku leh sayniska, iyada oo la dhiirrigelinayo sinnaanta jinsiga ee Cilmiga, Teknoolojiyadda,Injineernimada, iyo Xisaabta (STEM).

waxaa soo jeedinaya:Ahmed Mohamed Jamac

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here