Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Magaalada Baydhabo ee gobalka ee xarunta Baay ayaa lagu qabtay kulan lagu soo bandhigaayay wax soosaarka Beeraha gobolkaasi.
Kulanka ayaa waxaa ka qeybgalay maamulka gobalka bay ,iskaashtada Beerleeyada Gobalka Baay iyo masuuliyiin socoday Hay’addaha ka shaqeeyo Arimaha beeraha.
waxaa soo jeedineysa:Sadio Abdulkadir Yusuf