Mu,asasada Baxru-nuur oo deegaanka Barax ka hirgalisay madraso diini ah.

0
73

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Mu’asasada Baxru Nuur ayaa deegaanka Barax ka hirgalisay Madaraso diiniya oo ay ka faa’iideysan doonaan dadka deegaanka.
Munaasabadda furitaanka waxaa ka qeyb galay maamulka degmada Guriceel iyo mas’uuliyiin kale oo deegaanka ah. Madarasadaan cusub ayaa fursad waxbarasho siin doona carruurta deegaanka, gaar ahaan kuwa aan horey u heli jirin adeegyada waxbarasho ee ku filan.

waxaa soo jeedinayaAbdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here