Dowlada soomaaliya oo sheegtay in ay dhiiri gelinayso suuqa xorta ah.

0
60

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Ra’iisul Wasaaraha kuxigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ka qayb galayay madasha suuqa xorta ah ayaa sheegay in ay dowlada ay taaageerayso suuqa xorta ah taas oo maal gashi ay hada kusamaynayaan dhalinyarada Soomaaliyeed.

Warkan waxaa faah faahinaya: Ahmed Mohamed Jama 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here