Magaalada Muqdisho oo laga furay app cusub oo loogu talagalay barashada Qur’aanka Kariimka iyo tafsiirkiisa

0
79

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Waxaa mamaagaalada Muqdisho laga daahfuray Application ka Quran Tafsiiraad oo ah App Casriya aad ka akhrisan karto Quraanka, kana dhagaysan karto sidookalena aad ka baran karto Tafsiirkiisa.

Daahfurka waxaa ka soo qaybgalay Mashaa’ikhda Soomaalida ugu waaweyn oo ay kamid yihiin Siikh Maxamed Cabdi Umal, Shiikh Saciid raage, Shiikh Bashiir Axmed Salaad, Shiikh Xuseen Cali Jabuuti, Shiikh Cali Wajiis, Shiikh Cabdihayi, guddoomiyaha midowga Jaamacadaha prof Bidey iyo soodkale Culumo kala duwan oo ka kala timi dalka dibaddiisa iyo bulshada qaybaheeda kala duwan

waxaa soo jeedineya:Abdifitah Mohamed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here