Dugsiga damaayo degmada Guriceel oo laga daahfuray Tartan aqooneedka sannad dugsiyeedka

0
32

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Dugsiga Damaayo ee degmada Guriceel ayaa si rasmi ah u daahfuray tartanka aqooneed ee sannad dugsiyeedkan. Tartan aqooneedkan ayaa ujeedkiisu yahay in la dhiirrigeliyo xoojinta aqoonta iyo horumarinta kartida ardayda ayaa iyadoo sidoo kale loo abuuri doonaa fursad ay ku muujin karaan barashada aqoonta iyo wixii lasoobaray

Tartankan oo ay ka qaybgalayaan arday ka kala socda fasallada kala duwan, ayaa sidoo kale ah fursad lagu dhiirogeliyo tartanka iyo guusha waxbarashada ee ardaydu, si ay ugu dhiiradaan inay ka qaybqaataan horumarka iyo koboca aqoonta ee degmada Guriceel. Sidoo kale ee gobolka galgaduud.

waxaa soo jeedineya:liibaan maxamad cabdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here