Kulan looga hadlayey hormarinta Ganacsiga oo lagu qabtay Baydhabo.

0
35

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha maamulka koofur galbeed Somali iyo Madaxda Bangiyada ayaa kulan looga hadlay sidii la iskaga kaashan lahaa Horumarinta Ganacsiga iyo Bangiyada ay door wanaagsan ka qaadan lahayeen Maalgelinta Ganacsiyada kala duwan sidii loo taageeri lahaa gaar ahaan Bulshada danyarta ah si kor loogu qaado dhaqaalaha iyo Ganacsiga Deeganada maamulka koofur galbeed Somali.

waxaa soo jeedineysa:Sadio Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here