Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS shiiq Abuu muqtar roobob oo kulan la qaatay gudoomiyaha gudiga adeeg bixinta Xajka iyo masuulin ka socday shirkada duullimaadka juleyda sanadkaan ayaa ka warbixiya qiimaha lacagta xujeyda ee sanadkan ka baxeysa wasiirka ayaa inta ku daray inay jiran kooxo qaab xadtooyo ah xujeyda uga qaada lacaga sharci darro ah lalana xisaabtami doono .
Sacdiyo Abdulkadir ayaa faah faahinaysa.