Deegaano Ka Tirsan Koofurta Gobolka Mudug oo Laga Sameeyey Biyo Dhaamin Kadib Biyo La’aan Baahsan.

0
40

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Degaanada kala ah Laba-Ceel, Laas-Gacamay, Baraag-Ciise, iyo deegaano kale oo ka tirsan koonfurta gobolka Mudug ayaa waxaa biyo dhaamin ka sameeyey ururka Qab Guud, oo ah urur ka shaqeeya horumarinta bulshada deegaanada miyiga.
Ugu horreyn, qaar ka mid ah bulshada deegaanada biyo dhaaminta loo sameeyey ayaa ka mahadceliyey dadaalkaas.
Sidoo kale, qaar ka mid ah xubnaha ururka Qab Guud ayaa sheegay inay sii wadi doonaan biyo dhaaminta si ay u caawiyaan dadka ay saameysay biyo la’aanta.

waxaa soo jeedineya:Abdullahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here