Shir looga hadlayay aqoonsiga dadka qaxootiga ah oo lagu qabtay magaalada Muqdisho.

0
43

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka Mudane Axmed Xuseen Cilmi, oo uu wehliyo ku xigeenkiisa Mudane Maxamed Cabdullahi Salaad ayaa magaalada Muqdisho ka furay shir looga hadlay sidii aqoonsi heer qaran ah loo siin lahaa Qaxootiga iyo dadka magangalyo doonka ah ee ku sugan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Shirka waxaa goobjoog ka ahaa masuuliyiin ka socday Wasaaradaha iyo Hay’adaha kala duwan ee Dowladda iyo saraakiil ka tirsan laamaha ammaanka, kuwaas oo shirka ku biiriyay aragtiyo muhiiim ah.

Warkan waxaa faah faahinaysa: Hamdi Dirie Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here