Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Masuuliyiin ka tirsan maamulka degmada Badhan ayaa kormeeray dhismaha suuq weyn oo laga dhisayo magaalada, kaas hada dhismihiisu uu gabagabo ku dhawyahay
Dhismaha suqaan ayaa waxaa ka tagerayo islamig releaf masuliyiinta yaa qayb qeyb u tagay dhismaha uu ka koban yahay suuqa
Qaar ka mid ah golaha deganka degmada badhan iyo xoghayaha dowlada hoose ee degmada ayaa bogadiyay dhismaha suqaan iyagoona shegay in uu ganacsiga degmada wax badan ka tari doono.
Warkan waxaa faah faahinaya: Abdifatah Mohamed Ahmed