shir looga hadlayay saameynta isbadelka cimiladu ee Nabadda oo Dhuusamareeb ka furmay.

0
15

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Galmudug Mudne Cali Daahir Ciid ayaa daah-furay shir looga hadlayo saameynta isbadelka cimiladu ku yeelato Nabadda, Amniga iyo cadalaadda.

Shirka ayaa waxaa si qoto dheer loogu falanqeenayaa dhibaatada Isbedelka cimiladu ku leedahay habsami u socodka hawlaha amniga iyo cadaalada iyo guud ahaan adeegyada dadweynaha iyo sidii looga hortagi lahaa ama la iskaga caabin lahaa isbaddalka cimilada iyada oo kor loo qaadayo wacyiga bulshada.

waxaa soo jeedineya: Abdullahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here