Suuq loogu talagalay Ganacsatada danta yar oo laga hirgaliyay degmada Balcad.

0
41

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)Degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa laga hirgeliyey suuq cusub oo loogu talagalay ganacsatada danta yar.
Suuqan cusub ayaa ujeedkiisu yahay in lagu taageero ganacsatada yaryar, si ay u helaan goob ammaan ah oo ay ku horumariyaan ganacsigooda.
Ganacsatada ka faa’iideysanaya suuqan ayaa muujiyey farxadooda iyo mahadcelin ballaaran, iyagoo sheegay in suuqani uu fududeyn doono helitaanka macaamiisha iyo kobcinta dhaqaalahooda.

Warkaan waxaa soo jeedinaya:Abdullahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here