Gudiga Doorashooyinka Qaranka oo soo gabagabeeyay kormeerka goobaha loo asteeyay cod bixiyaasha.

0
37

Dhuusamareebย (Idaacadda Daar-Dheer)-Gudiga Doorashooyinka Qaranka ayaa maanta soo gabagabeeyay kormeerka goobaha loo asteeyay cod bixiyaasha. Sida uu warbaahinta u sheegay Khaalid Ibrahim Ismaaciil oo ka mid ah Gudiga Madaxa banaan Doorashooyinka iyo Sohdimaha Qaranka.

Warkaan waxaa soo jeedinaya:Abdullahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here