Warbixin ku saabsan xuska maalinta caalamiga ah ee luuqadda hooyo 21-Feberaayo 2025.

0
38

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Maalinta Caalamiga ah ee Luuqadda Hooyo waxaa si rasmi ah u soo saartay Shirweynaha Guud ee Hay’adda Qaramada Midoobay ee Waxbarashada, Sayniska iyo Dhaqanka (UNESCO) bishii Nofeembar 1999. Fikradda ah in la xuso Maalinta Caalamiga ah ee Luuqadda Hooyo waxaa hormuud ka ahaa dalka Bangladesh. Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa si rasmi ah u soo dhoweeyay go’aankan, iyagoo ansixiyay qaraar rasmi ah sanadkii 2002.

Warbixintan waxaa soo jeedinaysa: Hamdi Dirie Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here