Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Dhismaha saldhigga cusub ee booliska degmada caabudwaaq ayaa waxaa dhagax dhigiisa ka qayb galay masuuliyiin ay qayb tahay Xildhibaan Xil. Raysal Qorane Abshir oo kamid ah Baarlamaanka Soomaaliya oo ay weheliyaan masuuliyiinta degmada Caabudwaaq iyo Wasiirro iyo Xildhibaano katirsan Galmudug, Taliyaasha Booliiska degmada iyo gobalka, Odoyaal, ururada haweenka iyo marti sharaf kale ayaa dhagax dhigay Saldhig cusub ee Booliiska degmada Caabudwaaq oo ah mid hab casri ah loodhisayo.
Warkan waxaa faah faahinaya: Liban Mohamed Abdi