Buug ka hadlaya hogaamiyaha wanaagsan oo lagu soo bandhigay Muqdisho.

0
48

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Admiraal faarax qare oo agaasimaha hay.ada cilmi baarista badaha Soomaaliya ayaa waxa uu soobandhigay buuga sooyaalka hugaamiyaha wanaagsan oo laaga hadlayay Tariikhda dalka iyo dadka Soomaaliyeed kaas oo hugaamiyaasha Soomaaliya tusaya wadada laga rabo hugaanka toosan.

Warkan waxaa faah faahinaya: Ahmed Mohamed Jama

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here