Tartanka kubadda kolayga oo laga furay gobolka Banaadir.

0
32

Dhuusamareebย (Radio Daar-Dheer)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Caasimadda Maxamed Ahmed Amiir ayaa waxaa uu daah-furay tartanka kubadda kolayga ee degmooyinka gobolka Banaadir.

Daah-furka koobkan waxaa ka qaybgalay, wasiirro ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya, madaxda gobolka Banaadir iyo qaybaha bulshada degmooyinka gobolka Banaadir.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here