Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasaarada arimaha gudaha galmudug ayaa tababar usooxirtay gabdhaha xildhibamada golaha deegaanka iyo haweenka nabada galmudug kuwaasoo kakalsocday degmooyinka Caabudwaaq iyo Gaalkacyo Tababrkaan ayaa socday muddo 5:maalin ah iyadoo ay kafaaidaysteen ardayda waxayna soo bandhigeen casharadii ay qaateen oo ay usameeyeen hab muuqaal ah Agaasimaha guud wasaarada arimaha gudaha galmudug mudane cumar maxamed cabdi ayaa sheegay inay wasaaradu kashaqaynaysa Hormarinta haweenka galmudug iyo garab-istaagooda.
Warkan waxaa faah faahinaya: Liban Mohamed Abdi