Masuuliyiin katirsan Galmudug oo ka qebgalay xarig jarka goob ganacsi oo Dhuusamareeb laga furay.

0
32

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Mas’uuliyiin ka tirsan labada gole ee maamulka Galmudug, maamulka magaalada Dhuusamareeb, iyo qaar ka mid ah bulshada magaalada Dhuusamareeb ayaa ka qaybgalay xafladda furitaanka carwada National Furniture oo laga hirgeliyey magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug.

Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Galmudug, Axmed Nuur Xaaji Cismaan, iyo Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga, Keyse Cabdi Jaamac, ayaa si wadajir ah u sheegay ahmiyadda carwaddan u leedahay bulshada ku nool Galmudug, gaar ahaan Dhuusamareeb.

Warkan waxaa soo jeedinaysa: Sacdio Abdulkadir Yusuf

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here